Waa Kuma Network Engineer ?

Network engineers (waa kale loo yaqaana Network architects) waa qorsheeyaha qaabka iyo maamulaha isku xirka Aaladaha sida, Router, Switch, Computers, iyadoo la isugu xiraaya qaabab kala duwan taaso loo yaqaana Topology. waa qofka qaabilsan ka shaqeysiinta dhamaan Aaladaha "Devices" si loo hubiyo in sidii loogu tala galay u shaqeeya Network-ga ha ahaada midka Guryaha "LAN" midka magaaloyinka "MAN" iyo midka isku goosha wadamada "WAN".

Network engineer ahaan waxaad masuul ka tahay aasaaska xiriirka Aaaladaha iyo system-ka guud isku xirkiisa sida, Aaladaha Hay'ada ama Company-ga.





Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Yaa Waaya Graphic Designer?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya IP Address iyo MAC Address?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Network iyo Internet?