Waa Maxay Server ?

Server waa kombiyuutar siiya xogta kombiyuutarrada kale. Waxay u adeegi kartaa xogta nidaamyada shabakad maxalli ah (LAN) ama shabakad ballaaran ee loo yaqaana (WAN) internetka. Noocyo badan oo ka mid ah Server-ada ayaa jira, oo ay ku jiraan server-yada Web Serverr, iyo File Server. Nooc kasta wuxuu ku shaqeeyaa softiweer gaar u ah ujeeddada serverka.

Comments

Popular posts from this blog

Yaa Waaya Graphic Designer?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya IP Address iyo MAC Address?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Network iyo Internet?