Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya IP Address iyo MAC Address?
IP ADDRESS- wuxu ka kooban yahay 32 bit oo binary ah, waxane lo qeybiyaa 4 sideedaad, waane 4 byte, 8 walba waxa u dhaxeeya dhibic ama dot.
Tusaale :- 192.168.1.1waa cinwaan gaar ah oo tilmaamaya aalad ku jirta internetka ama shabakad maxalli ah. Waxa macquul ah in marka la jooga Private-ka kompuytarada qaar isku IP noqdaan, IP wuxuu u taagan yahay “Internet Protocol,” kaas oo ah xeerar lagu maamulo qaabka xogta loo soo diray internetka ama shabakadda qaaska ah. Nuxur ahaan, IP Address waa aqoonsi u oggolaanaya in macluumaadka loo diro inta u dhexeysa aaladaha shabakadda: waxay ka kooban yihiin macluumaadka goobta waxayna ka dhigaan aaladaha la heli karo isgaarsiinta. Internetku wuxuu u baahan yahay hab lagu kala saaro kombiyuutarada kala duwan, Routers-ka, iyo Server's-ka. Aaalad walba oo Network ama Internet ku xiran wuxu leeyahay IP Address la'aantiisne ma jirto device Isticmaali kara Internet ama Network. IP waxa loo qeybiyaa 5 class, Class walbane wuxu leeyahay meel u ka bilowdo kuna dhmaado, waane 0-255.
MAC ADDRESS- Wuxu ka koobanyahay 48 bit oo binary ah, waane 12 Hexadecimal ah, waane 6 byte.
Tusaale "ED:FF:76:AA:6B:8E".
MAC - Wuxu qaas u yahay device-yada mana ahan Address is badalo sida IP Address-ka.
Ma jirto laba device o duida yaalo oo isku MAC address ah. Cinwaanka xakamaynta gelitaanka warbaahinta (MAC Address) waxa loosoo gaabiya "Media Access Control"waa aqoonsi gaar ah oo loo xilsaaray xakamaynta iskuxirka shabakadda (NIC- Network Interface Card) si loogu isticmaalo cinwaanka shabakadda isgaarsiinta gudaheeda qeybta shabakadda. Isticmaalkani wuxuu ku badan yahay inta badan teknolojiyadda shabakadda IEEE 802, oo ay ku jiraan Ethernet, Wi-Fi, iyo Bluetooth.

Halkaan laguma soo koobi karo. Fadlan la share gareey ardayda kale.
Engr. Abdifatah Ugas
Mahadsanid.
Comments
Post a Comment