Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Network iyo Internet?
♡● Network waa isku xirka laba device iyo ka badan meela isu dhawne yaalo, sida computers, servers, mainframes, network devices(Hub, Switch, Router), peripherals, or device-yada kale. U jeedada la isugu xirayne eey tahay wadaagida xogaha iyo macluumaadka. Wuxu isku xiraa boqolaal ilaa kumanaan devices. Waxaa maamulaya ama controli kara shaqsiyaad.
Waxaa loo adeegsadaa Local Area Network, Wide Area Network, Campus Area Network, and Home Area Network.
♡● Internet waa mid aad u balaaran, waa isku xirka Network-ya badan, meela aad u kala fogne kala yaalo, waane Network of Networks, waxaane tusaale weyn u ah WAN. Wuxu isku xiraa Malaayiin devices. Ma jirto cid maamuli karto.
Waxaa loo adeegsada World Wide Web.
Mahadsanidiin.
Masha allah ustad
ReplyDelete🥰
DeleteThanks dear teacher😋❤
ReplyDelete