Waa Maxay Virus iyo Anti-virus ?

VIRUS wuxuu sida caadiga ah wax ka baabi'iyaa Computer-da Sida inuu tiro Xogta ama Xado Xogta waxaa ka mid ah, kuwa la yaqaano, sida Trojans Virus, iyo Worms-ka. Anti-malware, marka la barbardhigo, caadi ahaan waxay diiradda saaraysaa walxaha cusub, sida polymorphic malware iyo furin ay keenaan meelaha Security eber ka yahay ayuu ka faa'iidaysta. 

Anti- Virus wuxuu ka ilaaliyaa Computer-da dhibaatooyinka eey geysan lahaayeen Virus-ka la yaqaana, wuxuu u taaganyahay sida askari waardiya ka ah qol gooni ah, wuxuu difaacaya Antiviru-ka waxwalba oo keeno karo qalqal gelinta Computer-ka iyo Data-da ku jirta.




Comments

  1. M very much glad teacher waxn filayaa dadalkiina inan ka fa'iidi doono

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

30-ka Qof ee Ugu Taajirsan Dunida Technology -yada Qarnigan

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Network iyo Internet?

Hacker-kii Ugu Awooda Badnaa ee Soo Mara Dunida Muslim-ka" Hamza Bendelladj"