Sidu u Shaqeeya Cybersecurity?



Waa maxay amniga internetka iyo sida ay u shaqeyso?


Amniga internetka waa ka Nidaamka ka Hortaga, ilaalinta iyo dib usoo celinta wixi data ah ee la xaday, aaladaha iyo barnaamijyada nooc kasta oo cyberattack ah lagu soo qaadaba ... Nidaamka amniga internetka oo xoog leh wuxuu leeyahay qeyba dhowr ah oo difaac ah oo ku dhex jira

kombiyuutarada, aaladaha, shabakadaha iyo barnaamijyada.


Comments

Popular posts from this blog

Yaa Waaya Graphic Designer?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya IP Address iyo MAC Address?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Network iyo Internet?