Computer Security ama Cybersecurity

Qeexitaan:-


"Computer Security" Amniga kombiyuutarka, amniga internetka ama amniga tiknoolajiyada macluumaadka (amniga IT)- Waa ka ilaalinta nidaamyada kombiyuutarka iyo shabakadaha tuugada ama waxyeelada qalabka, softiweerka, ama xogta elektarooniga ah, iyo sidoo kale carqaladeynta ama marin habaabinta adeegyada iyo waxay bixiyaan.
x

Comments

Popular posts from this blog

Yaa Waaya Graphic Designer?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya IP Address iyo MAC Address?

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeya Network iyo Internet?