Waa Kuma Network Engineer ?
Network engineers (waa kale loo yaqaana Network architects) waa qorsheeyaha qaabka iyo maamulaha isku xirka Aaladaha sida, Router, Switch, Computers, iyadoo la isugu xiraaya qaabab kala duwan taaso loo yaqaana Topology. waa qofka qaabilsan ka shaqeysiinta dhamaan Aaladaha "Devices" si loo hubiyo in sidii loogu tala galay u shaqeeya Network-ga ha ahaada midka Guryaha "LAN" midka magaaloyinka "MAN" iyo midka isku goosha wadamada "WAN".
Network engineer ahaan waxaad masuul ka tahay aasaaska xiriirka Aaaladaha iyo system-ka guud isku xirkiisa sida, Aaladaha Hay'ada ama Company-ga.
Aad baan kaga mahad naqayaa cilmiga aad noo faidaynayso ustaad c/fitah ugaas
ReplyDeleteThanks Eng Abdifatax Ugas.
ReplyDeleteThanks ustad
ReplyDeleteShukran eng ugas
ReplyDeleteThanks teacher
ReplyDeleteThnkz eng😍
ReplyDeleteHhhh
DeleteThnks teacher
ReplyDeleteM.a ilaahy ajar ka siiyo sida wanaagsan oo aadnoo haqabtirtay baahida cilmiga u qabnay
ReplyDeleteThank Eng
ReplyDelete