Waa Maxay Internet of Things (IoT)
Internet of Things (IoT) wuxuu sharxayaa isku xerka walxaha jira - “Things (Walxaha)” - oo ay kuxiran yihiin dareemayaal "Sensor's", softiweer, iyo teknoolojiyad kale ujeeddadeeduna tahay isku xirka iyo isdhaafsiga xogta aaladaha iyo nidaamyada kale iyadoo la isticmaalaya internet-ka.
Waxaa jira walaacyo badan oo halis ah oo ku saabsan khataraha ku jira koritaanka IoT, gaar ahaan dhinacyada asturnaanta "Privacy" iyo amniga "Security", sidaa darteedna warshadaha iyo dhaqdhaqaaqyada dowladdaha ee wax looga qabanayo tabashooyinkaas ay bilaabeen oo ay ku jiraan horumarinta heerarka caalamiga ah.
Qore: Engr Abdifatah Ug. Abdullahi
Mahadsanid Eng sharxaad fiican baad ka bixisay waxa ay tahay (IOT)
ReplyDeleteThanks
ReplyDeleteThanks ustaad
ReplyDelete